VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malab ii ahaatay - Lyrics

udugii miskigay ahaatay indhaha doogsi u aahatey ilwaad qurux ii ahatey adiguba malab ii ahaate iftiin baxay ii ahaate aroor subax ii ahaatee aqlaaq badanay ii ahaate ooridii xubigay ahaatey uurkana farxad ii ahaatey miday ku aflaxay ahaatey ku aaminay ahaatee khabiirkii cashaqa ahaate aayahii dhaxali laha ahaate allay lahee way ahaato ladnaanida ahaano is dhowrta mid aan ahaano ul iyo diir aan ahaano
Queue is empty
-- / --