VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Masha allaha - Lyrics

xabiibi albi xilahayga axsan weeyi qosolkeeda masha allah quruxdeeda xabiibi albi xilahayga axsan weeyi qosolkeeda masha allah quruxdeeda aqbal weeyi xaajigayga alfa mabruuk dhaqankiisa masha allah odaygeega aqbal weeyi xaajigayga alfa mabruuk dhaqankiisa masha allah odaygeega adaa eddebtiyo iimaan u dhashoo adaa aynigaa ku dhaafay xishood adaa indhahayga nuur ku taroo adaaa oogada anfaac u ahoo asal weeyi dheemantayda eesh qiyaasak qaalidayda masha allah allah masha allah qiimaheeda asal weeyi dheemantayda eesh qiyaasak qaalidayda masha allah allah masha allah qiimaheeda qarni weeyi geesigayga arinkayga ii rumeeya masha allah xikmadiisa adaa eddebtiyo iimaan u dhashoo adaa aynigaa ku dhaafay xishood adaa indhahayga nuur ku taroo adaaa oogada anfaac u ahoo
Queue is empty
-- / --