VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mashup - Lyrics

Durbaan cirku waa daruur Durbaan webiyada durdura Durbaan duunyadiyo dadkuba Durbaan daawaad u tahayee Durbaan waligaa ha demin 2× Diriyam oo diriyam Diriyam oo diriyam Diriyam dooxada ka yeer Diriyam dul ma qaawiyee 2x Durbaan cirku waa daruur Durbaan webiyada durdura Durbaan duunyadiyo dadkuba Durbaan daawaad u tahayee Durbaan waligaa ha demin 2× Diriyam oo diriyam Diriyam oo diriyam Diriyam dooxada ka yeer Diriyam dul ma qaawiyee 2x Waan dhintaa waan dheelmadaa Dhaayahaygaan kaa jeclahay Waan dhaqaaqi hadaad i tidhi Reer islaam baan soo duwaa 2x Hay yaa aadoy huunoy yaa Ala hobaalow hoobalowbaa Hay yaa aadoy huunoy yaa Ala hobaalow hoobalowbaa Aabahaa taliye ma yahay Hooyadaa tubacaan ma tahay Taliyayaal ma kula dhasheen Oo waxaan talo iyo la tago 2x Hay yaa aadoy huunoy yaa Ala hobaalow hoobalowbaa Hay yaa aadoy huunoy yaa Ala hobaalow hoobalowbaa
Queue is empty
-- / --