VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mushup - Lyrics

Sidaad ii ogayd baan Adiga mooyee Ragba ilaaway Sidaad ii ogayd baan Ubax la moodyoow Kuu amaanaa Sidaad ii ogayd baan Adiga awgaa aan u ooyaa Miyaad ogayd Miyaad ilawday Inaad jacayl igu abuurtay Uurkaygana ku beerantahay Maba ilaawee Iga maqani moogaa Mataankaygii geed qariyee Ana maantaba caashaqa Sida mayayga roobkuu Intuu meel biyaha dhigay Dhex maquurshay geedaha Dhexma quurshe iga aad Mahiigaan jacaylbaa Meel dheer idhigayaaa iqaadaa idhigayaa Oheey xalay baan hab soo iriyee Hawaawiray hurdo lay diidoo Wiilkaan la hayaa Hortay imidoo Hawada sare layla duulyee Waan isla hadloo Hir caahaq baa Hogiis galayoo Anaa ku haftoo Ka hari waayee Halkeen ka helaa Inanyahaw rucliyo orod Kugu raadshay adigoo Wixii uurku uu rabo Ifka lagama reebee Waan kugu riyoodaa Waan ku daalay raadiskaagii Way way way Qalbigii ku raacaa Raysan waayay awgaa Iga daa rogrogashada Huunoow qalbigii ku raacaa Raysan waayay awgaa Iga daa rogrogashada
Queue is empty
-- / --