VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf ku jecel - Lyrics

naf ku jecel oo ku jecel naf ku jecel kolka haystee waxna kaa maqnayn oo kuu dhantahay way kaa muuqataaye uunkaba qofkii kaa qiiqaye ku dareemaya ka hesha farxad urkaan kugu sitaa kalmadaha macaan ii kaydiyaa kaftan qiimo badan kolba igu habaa kadisa aan ka helo kolba ii dhigoo kalgacal naxariis gashayda waraabiyo karaamaysane kaaba i kolkooliyow igu koobnow kalgacayl dhaba waa kalsoonidii inaga kasbanoo helnee kor u taagsan kaaba
Queue is empty
-- / --