Heesta Nafyahay cadawgeeda jecel - Lyrics
Nafyahay uurarta ceel
Inbadan sii carartayee
Kasoo celin weydayee
Nafyahay cududaar la'aan
Cidlada la fariisiyay
Anoo cabashadu dhibtaa
Nafyahay calmashadu hodee ay hoddeee
Caashaqu meel dheer ka ridayee
Nafyahay ciil buuxsantee
Markay cadda sookacdaba
Uurkaa dib u celinayaa
Nafyahay cadowgeeda jecel
Kun jeer la colaadiyÚe
Haddana calanka usiddaaa
Nafyahay calmashadu hoddee ay hoddee
Caashaqu meel dheer ka ridayee.