qabyo aan dhamaan
qaxar iyo dhib badan
ayaa qaadan karoo
goo qaraabadaa
quruxdaada lumi
hadhawtana qaracan
qoor gooyana ka daran
guur laga qancaa
qarnigani jiree
qudbo sire miyaa
gabadh lau qaldaa
qooto qooto miyaa
miyaa qoys lagyu dhisaa
qawlaan run noqon
qosol iyo cayaar
yaa qaadan karoo
qorox soo baxdaba
nafta waan qasbaa
ciilbaan qabaa
qoomama i dishee