VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruuxaan - Lyrics

Sida kaymo roob loo Reexaan udgoon lahoo Ramaskiina qariyaa Naftu kuu riyaaqdee X2 Sida ramadka geeloo Rug barwaaqo joogoo Rays iyo xareed helaa Naftu kuu riyaaqdayay X2 Waxan nahay rafiiq iyo Rasmi labo isjeceloo X2 Rixin iyo waxan nahay Raaliyo iyo saygeed X2 Ruuxaani wadatoo Rabiyow nagarab Qabo X2 Bilistaan ku reestiyo Raaliyo dhabeela Adaan kuu riyaaqoo Ruux kuguma dorsado X2 Raga kaan kadortiyo Ruug cadaa garaad Loo run baan kugu Jeclaadee raas igula Noolow X2 Waxan nahay rafiiq iyo Rasmi labo isjeceloo X2 Rixin iyo waxan nahay Raaliyo iyo saygeed X2 Ruuxaani wadatoo Rabiyow nagarab Qabo X2
Queue is empty
-- / --