Sida ayro geeloo
Ilmaheedi waydaan
Waan kugu ololayaa
Ma ogtahay x2

Axdigaynu dhiganiyo
Arimaha dhexdeenaa
Ah marna aan ilaawin
X2

Aduunyada dhaman
Teed inta joogta ad-
Aan kaa arkoodoo
Naftu ku ogolaatee
X2

Waxaan kugu aqoon
Saday een kugu am-
Aanaa indheer garad
Inaad tahay x2

Aragaaga oo qudha
Kumaan iibsadeen
Oo aduunyada x2

Aniguba jacaylkaa
U asteeyay adigaa
Inuu adhaxda iga
Galay ma ogtahay
X2

Ayaan taan ku cash-
Aqay eraygaad tidhi
Baa uurka igaga yaal
Wali aboowe x2

Aduunyada dhaman
Teed inta joogta ad-
Aan kaa arkoodoo
Naftu ku ogolaatee
X2

Waxaan kugu aqoon
Saday een kugu am-
Aanaa indheer garad
Inaad tahay x2

Exit mobile version