Heesta Waa qisee - Lyrics
naftaa wada qaado qudhaa
qoys ka yeelo qalbigayga
ku tabayaaa hoooo
ku quudi magacaaga
waan qirtee galgacalka ana hoo
ila qabso wadanahyga hoo
qushuucsan ku qor magacaaga
waa qisee xubigeenu
taariikh buu qoraaye
qorshihiisu ha waaro
waa qisee xubigeenu
taariikh buu qoraaye
qoskeenu ha waaro
naftaa hoo quwa deydaay
qardhaas adi ka yeeloo
adaa laabta qufushee
qasri caashaqa ku casuum mcn
anba qiimahaygu waa adi
qasab weeye iga tiraa
qawl kale madul saaraye qaaligaygow