VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xaluulato - Lyrics

jacaylkuba xusuusiyo wuxuu xisso leeyahay marka la is xushee laba ruux is gayaa ay xidida wadaagaan oo wuxuu xurmiyo xaqdhawr leeyahay oo xal fiican gaadhaa marka aad xabiibii xilwa aad igu tidhaahdo ana aan xabiibii xubi ku yidhaahdo markaan xalaalee xilo anigu kuu noqdo xanxantada jacaylka xagaa iyo xagaba aad dhex xaluulatoo xagaa iyo xagaba iyo laabtaba aaad dhex xaluulatoo xidhiidhkuba kalsooniyo wuxuu xanaano leeyahay marka la is xigtee laba ruux xaqiiqdii xogta ay wadaagaan waxay xaladiyo xamaasad jirta markay xili dhexe habeenkii tahay ee aad xabiibii xilwa igu tidhaahdo ana aan xabiibii xubi kugu yidhaahdo
Queue is empty
-- / --