ogaalaay aqoonlaay
agabiyo ataarlaay
arxaniyo abaalaay

axdigaynu dhiganiyo
balantii ilowdoo
jacaylkii abuurnaa
adaa u xidhay albaabke
ogsoonow

kuma aaminee kow dhe
abaalaay
ana uur go'ee laba dhe
abaalaay
kuu iman maayee sadex dhe
abaalaay

ujeedlaay awoodlaay
ilad iyo odoros laay
ariniyo awaadlaay

inta oori laga dayo
abaarbaad ka noqoto
nimaad wax u aqoosha
ku ayaan daraysee
ogsoonow

Exit mobile version