VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arag - Lyrics

ubaxii janada iyo ilayskii cadceedaad indhaheedaa mooda iftiinkii aduunkiyo ilayskii arooryaad anba ii ahaatee eray samida edebta leh midaan aaminaad tahaye anba uduga saxansaxada yarkaan eeganayaay tahay ana inaan axdi ku ciyaaro ha iga eeginee adna waxaan ku kala irdhowno ha la imane arintu waa is arageena afar saac khamiis subax ha inoo ahaate ha ilawine ubadkii azxaabtiyo aadan iyo xaawaad asaaskood ka joogtaa udgoonow rasuulkiyo anbiyadii la doortaad ehel ka joogtaa
Queue is empty
-- / --