VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Najma - Lyrics

raxmadii naftaay reexaan udgoonay rucub ubax ku yaaliyo raysiyo ugbaadeey raxmaankii ku uumaa raxmad kuugu deeqee najmaay kuu riyaaqay aniguye raxiimku ha isu keen simo rafiiqi naftaay raaliyo nasiiblaay raasamaalka noloshiyo marwo raaxo korisaay dhaayaha u rooneey kaama raysan karayee
Queue is empty
-- / --