VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qandala - Lyrics

Ammuun lagu farxoo Degaan kugu filan Mid fiican baa Xilka loo fishaa Ruux faashiloo Iska firinfiroo Meel ku fooganoo Fool habaabayoo Lama faaniyee Kan ku foosilee Lagu faanilaa Aqoon fiira dheer Aan ku fulin lahaa Farax aadishilee Amaan buurfashoo Horaa loo fahmee Maad ka faraxsiin Ruux faaruqoo Dalka fara guboo Laga furo dadkoo Feeraha ka ciyaa Faruuriyo firqana Nagu daba furoo War lasoo faroo Loo faaliyana Umaba fadhinaba Kan ku foosilee Lagu faanilaa Aqoon fiira dheer Aan ku fulin lahaa Farax aadishilee Amaan buurfashoo Horaa loo fahmee Maad ka faraxsiin.
Queue is empty
-- / --