VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqu waa malab - Lyrics

caashaqu waa malab dareenka kasoo maaxda oo gaaanka mataaneeya aayatiinka waxa sida midhaha canabka u wada muudsanay jacaylka markaan ku midawnay calafka is aaminku waa miciinka xafida milgaheena guurka mudnaantuna waa is maqalka murtida hadalkiyo dhambaalka ado galinaaya maanka xabiibi macaane daadihi jacaylka markaan kaa xushay gayaanka mudane adigaa jacaylka u dhigay masalaha xaqdhawrka adoo maal iyo aduunyo ku hayn midigtiyo jeebka ana maya odhani maayo guurka is aaminku waa miciinka xafida milgaheena guurka mudnaantuna waa is maqalka murtida hadalkiyo dhambaalka ado galinaaya maanka xabiibi macaane daadihi jacaylka
Queue is empty
-- / --