VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Karaamo - Lyrics

Kuniyo koowbuu qalbiyo Kalmada farxadliyo dulqaad Kalgacal kula jecel yahoo Karaamana kuu hayaaa Wadnahan kaligaa kujecel raggana kaala soo baxay Kifaaxa naftaad utahay Kashiyo laabtaa usada Waxaad tahay kaah iiroon Naftana kali baad ku tahay Kurbada adigaa dhayee Hadmaan kulmaynaa innagu kasiyo maanbuu cishqigu Karaa raxmadiyi hannaan Caashaqa kugu kaafiyaa Kalsoomina kaa rabaa Imdhaha kuhashada ku badan waxeey kallahaan darrtaa Kadeeda qalbiga ku badan Hadmaan kaalmayn adigu Waxaad tahay kaah iiroon Naftana kali baad ku tahay Kurbada adigaa dhayee Hadmaan kulmaynaa innagu
Queue is empty
-- / --