Kuniyo koowbuu qalbiyo
Kalmada farxadliyo dulqaad
Kalgacal kula jecel yahoo
Karaamana kuu hayaaa

Wadnahan kaligaa kujecel
raggana kaala soo baxay
Kifaaxa naftaad utahay
Kashiyo laabtaa usada
Waxaad tahay kaah iiroon
Naftana kali baad ku tahay
Kurbada adigaa dhayee
Hadmaan kulmaynaa innagu

kasiyo maanbuu cishqigu
Karaa raxmadiyi hannaan
Caashaqa kugu kaafiyaa
Kalsoomina kaa rabaa
Imdhaha kuhashada ku badan waxeey kallahaan darrtaa
Kadeeda qalbiga ku badan
Hadmaan kaalmayn adigu
Waxaad tahay kaah iiroon
Naftana kali baad ku tahay
Kurbada adigaa dhayee
Hadmaan kulmaynaa innagu

Exit mobile version