VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma garab baa - Lyrics

cashaqii ku maan guuriyaa haduu gees u bixi waayo misna ruuxaad gaclootaa haduu gabo dhankiisi gab uma seexatide hurdada waad galgalataa ana ocosha reenkii xalay gogosha maan ladin ma garba ma gardaraa maxaa gubay naftaydii adiguba garaad baad leedahee maxaa gama, ii diiday caashaqii guyaaliyo anoo galin la caatoobay anoo gabi dhaclayntii daren goorba ladi waayay aniguba xishood gabadhnimaan kaaga gaabsadee aday kula gudboontahay inaad ii garawdaaye ma garba ma gardaraa maxaa gubay naftaydii adiguba garaad baad leedahee maxaa gama, ii diiday
Queue is empty
-- / --