VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamdi - Lyrics

xurmaad igu hanataye xuquuqdaadiyo jacaylka xilkooda anaa is faray xagagayga gob baad ka tahay xiskaygani kuu bogiyo qalbiga adigaa ku xidhan geyaanka xulkiisiyoow xubiga igu kaa sedaa calafka isku keen xidhaa xamdiga rabi ugu naqaa xaqdhawr baan kuu bogo xaqiiq maankiyo lubiga xusuustaada ku wayn dhankayga xul baad ka tahay xiisaha aan kuu qabiyo wadnahaa adigaa ku xidhan geyaanka xulkiisiyoow xubiga igu kaa sedaa calafka isku keen xidhaa xamdiga rabi ugu naqaa
Queue is empty
-- / --