VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheesha - Lyrics

Dheeha caleentu Dhirtay qurxisaa Dheeha dheeha Marka lays dhex galee Dheeha dheeha Talaabo is dhaafa Qalbi farax dhaansh Dhawr iska xishoodka Waji dhiganaa Dheesha dheesha Soo dhawaw igu soo dhawaw Dhab isii oo iqaad Yanan dhicine dhufo Dheshu dheshu Ha dhaawicin kalgacaylka Ha idhigine idhawr Dheesha cayaartu Waxay dhadhan tahay Dhesha dheshu Marka la is dhex gale Dhesha dheshu Dhexda la is qabsade Dhesha dheshu Dhinac isu tuurka Hadba dhan u liica Dhifashada gaaban Dhabaan u ruxayaa Soo dhawaw igu soo dhawaw Dhab isii oo iqaad Yanan dhicine dhifo Dhesha dheshu Ha dhaawicin kalgacaylka Ha idhigine idhawr
Queue is empty
-- / --