VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bye bye walaal - Lyrics

Anigoo bukoow Beerka iyo wadnaha Bagga heestabaa I booqaniinee binu aadanimo Dadku woo bukoowdaaa Mar mar buu bosgaaraa Waana laga baaxaayee Haddan * lagu rogin Ka bogsoodayee Baska raac adigu Bye bye walaal Boqor EEBA baa Mahaddaa iska leh Kabtii ii boktibaa Ibaxnaaniyo Ducadii ** Balantii iyo axdigii Adigaa burshoo Beentaadi baa booc kugu xeritayee Ka bogsoodayee Baska raac adigu Bye bye walaal
Queue is empty
-- / --