VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

nasrigii alle iigu deeqayow midkaan doorteen jeclaayow ubadka wada daadahaynee aniga daacad ii ahaayow dihaal anigoo la liita waliba diifta igu taal midkii dusha igu xanbaaree iga daalin abidkii dadnimadaadan jecloo ma jiro dunidaba midaan kugu doorsadiyo macaan kula meel dhiga dawadii naftu ay ku diirsatiyo midkii dugsiga ii ahaayow qalbigu uu ku doogsanaaye aniga daacad ii ahaayow ducaysane ii ahaa dulqaad badan ii lahaaw adi dabacsanow
Queue is empty
-- / --