VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lama lama - Lyrics

Liibaan adaa love -kay ahee Lurka iiga daay iyo lugoyadaan Laabteediyo kaali ila dheel Lama lama Siisoo lama Is aroosnaa jirtaa Islajoogtaa jirtaa Islajiifna jirtaaa Wac wac liibaan waaye Laan gabi kutaal leexleexanee Aan liicaneen Lamaane aan nahee Laabteediyo kaali ila dheel Lama lama Siisoo lama Laashinki jacayl Lurmaa iheeso Leertiyoo kaama leexdiyee Laabteediyo kaali ila dheel Lama lama Siisoo lama
Queue is empty
-- / --