Qiimayn diraciyo marti joogidaa
Maankiyo qalbigu ala macaan
Macaan mayaba i dhahee
Maqal raaciyiyo maydhax diiridaa
Maankiyo qalbiga ala macaan
Macaan mayaba i dhahee

Muna quruxsaneey ala macaan
Macaan mayaba i dhahee
Maanka doojiyoow ala macaan
Macaan maqal nala duboo

Waan muuq yaree
Waxaan maalo wado
Ama soo iloow
Ala macaan macaan
Maya ha igu odhan
Maantaba anigu murug uma arkee
Heelaanka dhidid
Malabkiyo mirahaad muusanee

Ama soo iloow
Ala macaan macaan
Maya ha igu odhan
Heelaanka dhidid malabkiyo
Mirahaad muusanee

Marinkaagibaan magaalada munooy
Maanta aan ka gali
Ala macaan maacaan
Ku mashquulsanahee
Mayaygaagayee
Waa u mahad alee
Mudo aan fogayn ala macaan
Macaan marwadaada noqon

Maanta aan ka gali
Ala macaan maacaan
Ku mashquulsanahee
Mudo aan fogayn ala macaan
Macaan marwadaada noqon

Maanta aan ka gali
Mudo aan fogayn
Maanta aan ka gali
Ala macaan maacaan
Ku mashquulsanahee
Mudo aan fogayn ala macaan
Macaan marwadaada noqon

Exit mobile version