VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasri - Lyrics

nasrigii ALLE iigu deeqayoow midkaan doorteen jeclaayow ubadkaan wada daadahaynee aniga daacad ii ahaayow dihaan anigoo la liita waliba diifta igu taal midkii dusha igu xanbaare iga daalin abidkii dadnimadaadaan jecloo ma jiro dunidaba ma jiro midan kugu doorsadiyo macaan kula door dhigaa
Queue is empty
-- / --