VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aduunyadu - Lyrics

Aduunyadu Wa firaash khalqigu Wada fuushanyahayee Faruuryaha naga biiyoo Is ba reer xukumaa 2× Sideedaba fiidaa ubax Fagaaro ka muuqashada Filsamidaa lagu gartaayee Filsamidaa lagu gartaayee 2× Cid lagu faa,ido maleh Fursadihii ha iska lumin Cid lagu faa,ido maleh Fursadihii ha iska lumin Wixii kugu filanbaa Fayoobida kaa helee Fiirsasho waa lama huraan Fiirsasho waa lama huraan 2× Fogaadayee Ruux wax jecel ina la yifaa Ka xawadadaad cudur Kama fayda oo Fakarkuu waa gaawaleey 2× Farxadii horaa Tii horee faraantigii La isku xidhay Ma fashilbaa sheekadeeneeyee Ma fashilbaa sheekadeeneeyee 2× Cid lagu faa,ido maleh Fursadihii ha iska lumin Cid lagu faa,ido maleh Fursadihii ha iska lumin Wixii kugu filanbaa Fayoobida kaa helee Fiirsasho waa lama huraan Fiirsasho waa lama huraan 2×
Queue is empty
-- / --