calanka cawaalow calankayagow
cawaalow calanka calanka

cirkon cadlahaynba
caynadiisa leedahoo
midabkaagu waa caan
calankaayagow cawaale

caawalow waxaa tahay
calaamad gaaro
caadil na siiyo
cadaanka iyo madowga
nagu wada ciseeyaan

calanka cawaalow calankayagow
cawaalow calanka calanka

calanka cawaalow calankayagow
cawaalow calanka calanka
carigaagu waa hodan
ciriq dilaac ciriq
ciidaadu wa dahab cawaale
calankaaagow cawaale

caawalow waxaa tahay
calaamad gaaro
caadil na siiyo
cadaanka iyo madowga
nagu wada ciseeyaan

calanka cawaalow calankayagow
cawaalow calanka calankayagow

Exit mobile version