VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cudarka kaa gala - Lyrics

Cudurka kaa gala fardaha Hadii laga gubo dameer Dawada lama gaadhayoo Anoon weli kuu gad bixin Geed dheer bay saaran tahay God dhaba iyo gowraciyo Hangoorino xaalkan tagay Gartana aan kala lahayn Ayaan gogol kula hurdaa Gantaashana waan qabaa Martina Guullaan u ahay Qof go’ay iyo roob galbeed Midkoodna haduu galbado Gadaal uma soo noqdee Go’aankii hore udaayoo Ayaamahan gaaabiskaa Horaadkaan godol lahaa Haday iga gaagaxsheen Iyana waxaan kaga gudbaa Gobeey liicoo ha jabin Gantaashana waan qabaa Martina Guullaan u ahay
Queue is empty
-- / --