Habluhu bartay haligay
Halisbuu ku jiraa
Ruux jacayli helay
Ruux jacayli helay

Rugbaa i dishoo
Hanqarmay
Rugbaa i dishoo
Hanqarmay dartaa
Rugbaa i dishoo
Hanqarmay dartaa

Helayaaloow helayaaloow
Hadaad garan
Heesta aan wada oo
Lama hadafka suu yahay
Helayaaloow hanadoow
Waad i haybsan
Helayaaloow hanadoow
Waad i haybsan
Helayaaloow hanadoow
Waad i haybsan waad i haybsan

Hilidka aad warisan
Hubay daaleel
Hurdana kaama lado
Hurdana kaama lado

Ii heeliyoo haw soo dheh
Ii heeliyoo hab soo dheh
I hanoo

Helayaaloow helayaaloow
Hadaad garan
Heesta aan wada oo
Lama hadafka suu yahay
Helayaaloow hanadoow
Waad i haybsan
Helayaaloow hanadoow
Waad i haybsan
Helayaaloow hanadoow
Waad i haybsan waad i haybsan

Exit mobile version