VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf jaceyl - Lyrics

Hawaawiga lahanshadiyo Hantaaqiyo rancadaa Dartaa u hiloobayoo Anoo kuu heelanbaad Dhib isoo qaadayaa 2× Hadana waayaha habeetano Hortaada markaan imaado Naftaa hadalkii gaboo Odhaahda haramaamayee Sidee naf jacayl hayoo Xishood dhibay loo hagaa Sidee naf jacayl hayoo Xishood dhibay loo hagaa 2× Hirashada kalgacalkiyo Hilawgiyo muxibada Awgaa i haleelayoo Habeen kaa jiifan waa Mid kale kuu humaamayee 2× Hadana waayaha habeetano Hortaada markaan imaad Naftaa hadalkii gaboo Odhaahda haramaamayee Sidee naf jacayl hayoo Xishood dhibay loo hagaa Sidee naf jacayl hayoo Xishood dhibay loo hagaa 2×
Queue is empty
-- / --