Heesta Wadaan maran - Lyrics
Jacaylkan ku waalayaa
Wareegtada iiguma jiro
Wargayskana kuma
Qornee adumbaa wato
Miyaa x2
Waydiintana haygu
Badin iwaydaari
Sheekadaa inaan
Wado kula marana
Warkeedaa hayga
Sugin x2
Walow waayo wayo
Hore aanka waan
Toobay cashaqiyo
Inaan daba waraab--
Iyana adaa sabab
Iigu wacan x2
Wadaan maran baad
Sidaa walalow haygu
Ridan was wasna
Haduu kugalay waladiyo
Saarka tumo x2