Kama hadhin da,daydii
Kama hadhin
Dookhiyo jacaylkii
Ima dayn kalgacalkii
Waxaan dib ugu joogaa
Dantu waxay i leedahay
Daydayoo halkii roon
Daydayoo halkii roon

Doon roonayaashiiyeey hayaba
Hoyabo yaabeey
Wax dada yeeli jira iyoo hayaba
Hoyabo yaabeey
Dookhaygu kuu rabayeey hayaba
Hoyabo yaabeey
Dibadaha ma joogee hayaba
Hoyabo yaabeey
Wajeer baan ka helayaayee

Danbi wadnahaa jiray
Waxan doonayaa habaay

Sida dumarka qeyrkay
Dugsi dhoconta celiyoo
Naftu waxay rabtaa diir
Naftu waxay rabtaa diir

Doon roonayaashiiyeey hayaba
Hoyabo yaabeey
Wax dada yeeli jira iyoo hayaba
Hoyabo yaabeey
Dookhaygu kuu rabayeey hayaba
Hoyabo yaabeey
Dibadaha ma joogee hayaba
Hoyabo yaabeey
Wajeer baan ka helayaayee

Exit mobile version