Warbaaa yimid dadoow
Wagareey waa layaab
Warbaaa yimid dadoow
Wagareey waa layaab
Ducaan wacadkay
Kalgacal wadeybaa
Wadeeco la yimid

Hadaad wiilyohoow
Wanaaga rabin
Misna waali iyo
Wareer la timid
Wadadaa waata
Kuu furanee
Warsan ito war
Khayre soo bari

Inaad waji lahayn
Waayo arag maad ahayn
Inaad waji lahayn
Waayo arag maad ahay
Ruuxaad weerarayso garo
Waa anigee waxgarad kaa dhigay

Hadaad wiilyohoow
Wanaaga rabin
Misna waali iyo
Wareer la timid
Wadadaa waata
Kuu furanee
Warsan ito war
Khayre soo bari

Hadaan laguu wan qalin
Tan iyo waagaad yarayd
Hadaan laguu wan qalin
Tan iyo waagaad yarayd
Wadaadaan ku qici
Iyo waayeelada
Wardiga akhriya

Hadaad wiilyohoow
Wanaaga rabin
Misna waali iyo
Wareer la timid
Wadadaa waata
Kuu furanee
Warsan ito war
Khayre soo bari

Exit mobile version