Heesta Yaa inoo maqan - Lyrics
Dantood moogayaalow
Ma ogtihiin mindidan
Iyo mad facan baasee
Naloo galiyay midigtee
Lagu mariyay maatidaa
X2
Masiibada u"aaba ah
Mab da'a kuhoos jira
Miyaad milic sateen
Wali miyirkii xaguu
Maray arimuhu mut--
Axanaa x2
Runta lagama maar
Moo beeni meel ma
Gaadhee kala maqan
Soomaalaay wada
Maqane joogaay
X2
Intaad isku maqan
Tihiin horta yaa inoo
Maqan x2
Dantii moog dadkay
Gow ma ogtihiin ilaa
Maalintii mowle uumay
Dunida laba murantay
Aadmiga marna lagama
Waayinee x2
Haday murugto xaajana
Mahuraan wax garadaa
Maashaa dawayn jiray
Sow matihid mid maan
Lihi waa maxay mid
Gagant ani x2
Runta lagama maar
Moo beeni meel ma
Gaadhee kala maqan
Soomaalaay wada
Maqane joogaay
X2
Intaad isku maqan
Tihiin horta yaa inoo
Maqan x2