VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadii - Lyrics

Beertii jacaylkoow Baradii kalgacalkoow Beertii jacaylkoow Baradii kalgacalkoow Hadii isagii buuqiyoo Baraxiyo cindiga galay Kaftankeena baaliyoo Bacda aan u roganee Waa inoo baloolaysaa Caduulka bidix ka jaamee Hadii isagii buuqiyoo Baraxiyo cindiga galay Kaftankeena baaliyoo Bacda aan u roganee Waa inoo baloolaysaa Caduulka bidix ka jaamee Afartaa buleeyoo Bishleey oo xigeeyee Aan sii balaadshee Afartaa buleeyoo Bishleey oo xigeeyee Aan sii balaadshee Barni iyo saluugliyoo Basradii hargaysiyo Burco saxarladeediyoo Cabiryoow ma beenayn Balankii suleekhee Sadurtii ma doonbaa Dayrdee nidaysee Barni iyo saluugliyoo Basradii hargaysiyo Burco saxarladeediyoo Cabiryoow ma beenayn Balankii suleekhee Sadurtii ma doonbaa Dayrdee nidaysee Baadi gaal lageedii Islahaa ku bidhiiqsoo Naf bukaan ku raadshoo Baryo gogosha jiiftaa Ubad iyo baroortaba Is lahaa ku baanoo Baadi gaal lageedii Islahaa ku bidhiiqsoo Naf bukaan ku raadshoo Baryo gogosha jiiftaa Ubad iyo baroortaba Is lahaa ku baanoo Waxaan buuxi leeyahay Haantii barwaaqeed Danbaa intaa xidhi Waxaan buuxi leeyahay Haantii barwaaqeed Danbaa intaa xidhi Afartaa buleeyoo Bishleey oo xigeeyee Aan sii balaadshee Ragna biimo weeyee Taladii bir lagu jaro Hadayba garatoo Xadhkaheedu kuuban Lama baraf nuglaadoo Bishmahaad adkayso Faqi lama qaniinee Ragna biimo weeyee Taladii bir lagu jaro Hadayba garatoo Xadhkaheedu kuuban Lama baraf nuglaadoo Bishmahaad adkayso Faqi lama qaniinee Waxaa loo oonbareeraa Biidhiiji inteedee Cabdiyoow bal ila soco Waxaa loo oonbareeraa Biidhiiji inteedee Cabdiyoow bal ila soco Ruuxaad ba,iisiyoo Ceebtiisa baratee Idaydeenkiyo calooshiyoo Ku baadhaan feedhaha Bogiisaa qeybsoow Lama sii baneeyee Bacda lagama jeexee Cabdiyoow baroortuba Nabad weeyee maydkee Ii baxnaanisaa Ruuxaad ba,iisiyoo Ceebtiisa baratee Idaydeenkiyo calooshiyoo Ku baadhaan feedhaha Bogiisaa qeybsoow Lama sii baneeyee Bacda lagama jeexee Cabdiyoow baroortuba Nabad weeyee maydkee Ii baxnaanisaa Afartaa buleeyoo Bishleey oo xigeeyee Aan sii balaadshee
Queue is empty
-- / --