macaanow maanta maxaa ku daaray iimacnee
murugtaan kuhayso meel aan lahaynaa imushaakilaysee

masuul iiga qaadee imaa weeliyay murugtaadaa ihaaysee makaa maar miyee

manaan maalin kaa waayo muu qaagiyeey mashaqaan galayeey miyirna mahaastiyee malablow ii maciin

masuul iiga qaadee imaa weeliyay murugtaadaa ihaaysee makaa maar miyee

Exit mobile version