VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 20 jir - Lyrics

somali wood al the world waxay nadhaheen good calan keena waa baluug taariikh dayda kabaar buug waan uhoreeyaa hada iga soo saar booli wood dadka iga baro ani hortay male maro soo xiro maro gor goro waxan kuu la baxay cambaro adaa bilaabay gardaro waxaan kuugu tumay xaqdaro si aad udhaaftid edeb daro baran baro wax cusub iga baro isgaro madax baro garo waraa waa iskaa baraa waraa animaa la igaaraa waraa jamalka cabdinasir maxamed baraa waa ku raraa waa ku waraa waa iskaa baraa waraa waraa iskaa baraa waraa labaatan jir ka adag bir noocaaga camaluu dhahaa ir ciyaalkaagoo dhan iisoo dir xamar imow waa kaasaa wir iska jir lagama helo sir cawaalahaygaa u ekaa cir caan caan dhalay inuu yahay bir waji bir markay i arkeen way qaxeen bikoos way naxeen gurigooday kasoo baxeen intay ka baxeen reer abtiyaashay raxan ween wuu ayagaa iga dhigay nin ween alaa ween iisoo gur haafeen haaf dheeri dadkana hadal kooda madaneen waxay iga sheegayaan waa been markaan la imid baleen afaarahaygay soo galeen waxa ku mashquusha caleen bahala galeen baahi dileen way ku soo sireen kusoo sireen markay ku soo direen direen dadaalaa wuu gaadhaa haduu rabana wuu kaa waalaa ani hortayday taa taalaa ma ila tartami alaa seed utaalaa lacala saan mataqaan waad ii noqon iga baro baa qaan saqajaan ciyaal jamal jaan kala jaan jim sharma marnaba ma jabaan waxay joogaan ilaa matabaan qofkay jabiyaan lama kabaan waryaa cawaan waxaad iisaaran tahay kawaan xayawaan ha iisoo dhawaan ruufiyaan waxaan ku bartay ayaan aha indhahaygu been masheegayaan allow alle waxan ku bilaabay alif wax maleh cadowgaygu dhabarkodu dhib male fankaan uma banaana cid kale weelkom sharma boy markale muusigaygu wuxu gaadhay dal kale maba qaado wuxuu qoray qofkale hadalkaan kama wado cid kale aduu kugu socdaa dhul gale isdil bikoos waxad ku nooshahay bahdil way ku ogaadeen dad koo idil ilaa inteed iga dabawadi il fashil fashil yoo buruuf waxan saar nahay buruuf sida dumarkii ihuruuf uf dhagahad kuleedahay duf agtaada waxan kumaray xuf juf
Queue is empty
-- / --