VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Abeeso - Lyrics

Xaguu marayaa horta Nacasku muxu tarayaa Dhalin teenuuba qabiil Barayaaa hadaan Qabano wuu cararayaa Markay taagan tahay Dhabtan am kabtan kama helo kaftan Eeyga utuura laftaan Anaa furay gartaan Waxaan ku xiray bartan Wuuw bcz mahelin qof Ilagala tartan Am back la igayaab Stand up buuga laab Waan lasoo laabtay Hip hop bcz am up Alow shartoda naga Xijaab waxaad iga Mudantihiin ciqaab Maan gaab inad tahay Nahaab waxaan ku Arkay map bari bari Am xamari bur ismari Wajigaaga qari ama Ibari mar horaan ku Iri waad iga hari Laakiin waxad igu Noqotay ari Jaanis raadis waxay Ku heesaan faalis bcz Waxaan saaray cadadis Maba jecli is dabaalis Naagee waxad kuroon Tahay naadis Waryaa hoy hoy gooy Sharma waa kanee Sooy Hee eedoy qandhaa Ihayso maro iiqoy ninku Maqacaa sharma boy Maaha facaa war bal Arka sacaa aa adi iyo Walaashaa isoo wacaa Buqaaga maleh xad Hagalin bad bcz Waxaan heestaa dad Aaa waa hadal cad Waxaa ku wada wad Yay kugu dhicin yad Madax waynahaygu Waa dani dadkayguna Waa qani am fani Kama wal walo many Haah dani Am black kuma heeso Afqalaad waligay ma Reebin raad yaan ku Cunin sida jaad jaad Kuma soo korin canad La igama qaadin baad Bcs am haad Xaguu marayaa horta Nacasku muxu tarayaa Dhalin teenuuba qabiil Barayaaa hadaan Qabano wuu cararayaa Markay taagan tahay Dhabtan am kabtan kama helo kaftan Eeyga utuura laftaan Anaa furay gartaan Waxaan ku xiray bartan Wuuw bcz mahelin qof Ilagala tartan Ha iloobin waa inad Idhahdaa keep go'ing Ha igoobin garoowan Joogaa maalmo moyin Murti anaa qora maan Sooyin Yad imodaa mandhoyin Kuma mashquulo maa- Mooyin Ciyaal bosaso waxay Dheheen kaasi waa Najaasoo maraxaa Halagu dilo maanso Waxaa ka laalaado Naaso ma adaa ani Iiqoray heeso lo'daba Way leedahay geeso Warya jeedso abeeso Aday kuu roon tahee Daneeso hhhhhh Hada xanaaq sodheh Faaq naag taadana Fur ee dalaaq iswalaq Dhexda xiree kaalay Dhulka xaaq damerka Yarow cooska daaq Xaguu marayaa horta Nacasku muxu tarayaa Dhalin teenuuba qabiil Barayaaa hadaan Qabano wuu cararayaa Markay taagan tahay Dhabtan am kabtan kama helo kaftan Eeyga utuura laftaan Anaa furay gartaan Waxaan ku xiray bartan Wuuw bcz mahelin qof Ilagala tartan
Queue is empty
-- / --