VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adigaan kugu tuuray - Lyrics

Adigaa i lahaaday Dhibtayda ogaadey Adigaa aniga i ahaaday Adaa hantoo qalbiga Qeyb weyn ku lahaaday Adaa hantoo qalbiga Qeyb weyn ku lahaada Adigaa i lahaaday Anigana adigaa i lahaaday Dhibtayda adaa dayray Adaa aniga i ahaaday Adaa hantoo Qalbiga Qeyb weyn ku lahaaday Adaa hantoo Qalbiga Qeyb weyn Hadana hadana Wey inoo ahaatay Kurbo maanta Wey naga dhamaatay Nolosha wey inoo macaatay Riyadeenii wey riyadeenii wey rumawday Riyadeenii wey riyadeenii wey rumawday Adigaaba abuuray Adigaa farxad ii quudhey Adigaaba abuuray Farxada adigaa ii quudhey Adigoo kaliyaa ii nuurey Malyuun quruxeey ii nuuray Oo nafta ii hurey Cumaamada adigaan kugu tuurey Oo nafta ii hurey Cumaamada adigaan kugu tuurey 2x Waxaasa jacayla jacaylkeena hee Farxada familkrena kow Fiyooraha noloshiyo ubadkeena Ale mahadii ka faa'idney guurkeena Jacaylkeena farxada familkeena Fiyooraha noloshiyo ubadkeena Ale mahadii ka faa'idney guurkeena Ale mahadii ka faa'idney guurkeena Ale mahadii ka faa'idney guurkeena Argaaga waan ku seexdaa Baby dhabtaada quruxdaada Gabdhaha kale uma kasho kabtaada Abid time waxaan rabaa agtaada Tayda waxaa iiga daran taada Ma rabo inay xumaato ayaantaada Mana noolaan karo la,aantaada baby La,aantaada baby Halkaa ku dhalataaba halhaysa Inaan burco wada aadnay iga haysaa Reer Abtigaa goormaa i baraysaa Hargaysana ma ii wadaysaa Dhulkii hodankaa baby wey iga haysaa Somaaliland waan ka tagayna reer jubaland Waanu tagaynaa goobtii galmudug Waanu martinaynaa hiiraan Maalin ku hadhsanayanaa butland Waaban dagaynaa koonfur galbeed Baydhabaan galaynaa Muqdisho macaan Waan u laabanaynaa hooyo Waan u laabanaynaa hooyo Waan u laabanaynaa hooyo Muqdisho macaan Waan u laabanaynaa hooyo
Queue is empty
-- / --