Markan ku arkan ban
Nafizaa bybi anizaaa
Hablaha kula mida
Imsan dartaa u yasaa
Markan kula zocdo
Taaz weymaseeraysa
2x
Kuwa kale wad ka dheraysa
Oo wad nooraysaa
Hablahad u horaysaa
Oo wad ifaysaa
Nolosha macankedad iziizaa
2x
Waa dareen xagaaga aan yareen
Gurigaaga ma hor mareen
Magacaaga cid waliba man bareen
2x
