VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arooskeena - Lyrics

dhadhan baan ku haya dhabtaan ku haystaa hadal kaad dhahdana dhageestaa oo waan dhabeestaa kuwa kale call kaan ku dhageestaa kaligaa baan kugu dhameestaa wan ku soo dhawaystaa waan ku dhowrtaa sharma waan kugu dhaartaa dhaayaha markan tusaa waa dhalala waan kugu dhamanaa waan kuu dhawaanaa kugu soo dhaqaqaa kugu dhagnaana waan kuu imaana maanka la aantaa ani waa dhamaanaa dhaqankaaga dhag kii ku dhibaa dharbaaxo bac haduu dhacayaa aroos keena dhawaan baan dhigayaa dadkoo dhan wuu noo kacayaa maanka macan wan ku dhaqayaa inta iga dhineed adaa dhameestiray waxan u dhafraba ii dhabeeyoo asaagay adaa idhaafiyay sida dhiiga igu jira ama dhuuxa adaan kugu dhaqaaqaa dhakhtar kale maba lihii adaa idhaya ubad kuu dhalayaa dhuubo tik tok aan kula duubo idhunko kuwa kale ka dhuumo ha igoynin jecelka mel xun intu igeenin hana kala goynin yaan ku waayin oo baybi ooynin subixii maanka idheh guud morning aa good morning dhadhan baan ku haya dhabtaan ku haystaa hadal kaad dhahdana dhageestaa oo waan dhabeestaa kuwa kale call kaan ku dhageestaa kaligaa baan kugu dhameestaa wan ku soo dhawaystaa waan ku dhowrtaa sharma waan kugu dhaartaa
Queue is empty
-- / --