VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

asluub badan ayaaney waad istaahishaa amaanee shan ka rooney kunka roon hablaha u qurxooney asluub badan ayaaney waad istaahishaa amaanee shan ka rooney kunka roon hablaha u qurxooney ayaay yaaay qoftu waa high high waaw waaw qoftu waa high high ayaay yaaay qoftu waa high high waaw waaw qoftu waa high high asluub badan ayaaney waad istaahishaa amaanee ka bax ubax waa subax waxay u ifaysaa sidii qorax farax ama ku nax ax waa dayax ayaan waa ilaysee ila daya ka bax ubax waa subax waxay u ifaysaa sidii qorax farax ama ku nax ax waa dayax ayaan waa ilaysee ila daya asluub badan ayaaney waad istaahishaa amaanee shan ka rooney kunka roon hablaha u qurxooney asluub badan ayaaney waad istaahishaa amaanee shan ka rooney kunka roon hablaha u qurxooney quruxdan badan waa mid gadan dhaqankay baran diintay baran ana waan garan ayaan waa qaran kaftan badan coming nake kuwa jooga kuligood iskadaleed waa kaligeed quruxdan badan waa mid gadan dhaqankay baran diintay baran ana waan garan ayaan waa qaran kaftan badan coming nake kuwa jooga kuligood iskadaleed waa kaligeed asluub badan ayaaney waad istaahishaa amaanee shan ka rooney kunka roon hablaha u qurxooney asluub badan ayaaney waad istaahishaa amaanee shan ka rooney kunka roon hablaha u qurxooney ayaay yaaay qoftu waa high high waaw waaw qoftu waa high high ayaay yaaay qoftu waa high high waaw waaw qoftu waa high high asluub badan ayaaneey waad istaahishaa amaaney ayaay yaaay qoftu waa high high waaw waaw qoftu waa high high ayaay yaaay qoftu waa high high waaw waaw qoftu waa high high asluub badan ayaaneey waad istaahishaa amaaney adi maaba saan i galooya suldaan saafi on the beat
Queue is empty
-- / --