VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Basteey - Lyrics

Baby dartaa waa baqooya Aniga dhan waaa bukooda Basteey waa baaba'ooyaa Birimaa tahay baby girl beutifull tahay baby girl Bidix midig urux wax buuran Qofta bislaataa ubogooyaa ii banee aaway bureeeqa aaway iibanee aaway muno macaantee Caawa bood bood buuq ma jiree Isu soo baxee buuq ma jiree Bilan waxay ka timid Boorame Binti waxay ka timid Baydhabo Basra waxay ka timid Boosaaso Xabadaad baratid slow Numberkeeda ka qaado Adigoo islureen laki Ulugeey xaafadeeda Dharka guu shidan carwada soo xero Dhal barfuum dhaqso isku jibi Isku joog jeenis soo qaado Baby dartaa waa baqooya Aniga dhan waaa bukooda Basteey waa baaba'ooyaa Wada dabkee martaa Dagmada agteeda rabtaa Dukaankaas gashaa Caleenta shaaha soo gadaaa Baby dartaa waa baqooya Aniga dhan waaa bukooda Basteey waa baaba'ooyaa
Queue is empty
-- / --