VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Been dheh - Lyrics

Run dhe run dhe run dhe Caashaqa ruuneey run dhe Been dhe been dhe been dhe Beenlaw hadalkiis been dhe Bogaa wadnahayga iyo Bartamaha halbawlaha Bilaneey adaa baday Xubigani adaa baday Run dhe run dhe run dhe Caashaqa ruuneey run dhe Been dhe been dhe been dhe Beenlaw hadalkiis been dhe Igu badan dhibkaaguye Inta badan habeenkii Hurdaan baadi goobaa Beebi hurdaan baadi goobaa Run dhe run dhe run dhe Caashaqa ruuneey run dhe Been dhe been dhe been dhe Beenlaw hadalkiis been dhe Biyaha lagu oon bixiyo Badar ba anigoon arkayn Buugaag jacayl iyo Qoraal baan ku daalaa Run dhe run dhe run dhe Caashaqa ruuneey run dhe Been dhe been dhe been dhe Beenlaw hadalkiis been dhe Shinbirahan u baaqaa Barni waxaan idhaahdaa Barta ay ku nooshahay Bandhigayga gadhsii Run dhe run dhe run dhe Caashaqa ruuneey run dhe Been dhe been dhe been dhe Beenlaw hadalkiis been dhe Ruux hadaad baratana Ha isku bahdilin Beenlaw hadalkiis Yuu ku baacsanin Balan iga qaad Inaad igu boodayn Adaa ii bilaabee Ha iiga bixin Run dhe run dhe run dhe Caashaqa ruuneey run dhe Been dhe been dhe been dhe Beenlaw hadalkiis been dhe
Queue is empty
-- / --