VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bootaale - Lyrics

Wiilku caadi maahee ka carar Curadkii adeerkay dhalay wa cali Cali cadaawe cadaawe Ciidamada ruushka kuwa shiishka Aabahooda taashka Wiilka saaran wiishka Kabihii soomali tiishka boolo Ka dib weydii baqshiish Wiilku caadi maahee ka carar Curadkii adeerkay dhalay wa cali Cali cadaawe cadaawe ka carar Ciidamada ruushka kuwa shiishka Aabahooda taashka Wiilka saaran wiishka Kabaha u mari tiishka boolo Ka dib weydii baqshiish Yuu la dhashay Yuu ku dhiig yahay Dhulka udugiyo Puntlanad dhamaan Ciyaal faca lafdhabarta bari Boosaaso bahdii saxansaxo Geesiyadii burco kala baxa Gobolkii raga gaardiya Duulaan garoowe ha loo diro Dakam dakam dila cadawga Dakam dakam daaguf Dakam dakam dila cadawga Dakam dakam daaguf Yuu la dhashay Yuu ku dhiig yahay Dhulka udugiyo Puntlanad dhamaan Ciyaal faca lafdhabarta bari Boosaaso baladkii saxansaxo Geesiyadii burco kala baxa Gobolkii raga gaardiya Duulaan garoowe ha loo diro Dakam dakam dila cadawga Dakam dakam daaguf Dakam dakam dila cadawga Dakam dakam daaguf Bootaale boole boole faataale Adaa buubi Bootaale boole boole faataale Beerka dhulka dhig Bootaale boole boole faataale Bootaale Bootaale boole boole faataale Beerka dhulka dhig 11?12?13?14 waxaan soo waday 15?16?17?18?19?20 Fashil hadaad wadaan khashin Bootaale boole boole faataale Adaa buubi Bootaale boole boole faataale Beerka dhulka dhig Bootaale boole boole faataale Bootaale Bootaale boole boole faataale Beerka dhulka dhig 11?12?13?14 waxaan soo waday 15?16?17?18?19?20 Fashil hadaad wadaan khashin Wiilku caadi maahee ka carar Curadkii adeerkay dhalay wa cali Cali cadaawe cadaawe Ciidamada ruushka kuwa shiishka Aabahooda taashka Wiilka saaran wiishka Kabihii soomali tiishka boolo Ka dib weydii baqshiish Wiilku caadi maahee ka carar Curadkii adeerkay dhalay wa cali Cali cadaawe cadaawe ka carar Ciidamada ruushka kuwa shiishka Aabahooda taashka Wiilka saaran wiishka Kabaha u mari tiishka boolo Ka dib weydii baqshiish Cub ku xir ka cabaaji Haduu cabaadana sii ceeji Cariiri wareeri Haduu is waalaana waabi Feer iyo jilib ku waani Ka dib lacagta ku dul daadi Daadi daadi daadi Waliba dollar ku dul daadi Cub ku xir ka cabaaji Haduu cabaadana sii ceeji Cariiri wareeri Haduu is waalaana waabi Feer iyo jilib ku waani Ka dib lacagta ku dul daadi Daadi daadi daadi Waliba dollar ku dul daadi Nairobi kuwa jooga dooni Waa daali ha dadaahin Dayniile kuwa jooga Daari noo daari nalka daari Nairobi kuwa jooga dooni Waa daali ha dadaahin Dayniile kuwa jooga Daari noo daari nalka daari Magaceena ma taqaanid Baro horta kaw Maba karo afkaag Waxa tahay low Maamulka naftaada ii magacow Ma garo micnahaaga af weynow Ma cuntaa bacda laari bulucoow Madaxaagaad ku soo dagi Laasim luuq maraw Mulaceena waa taqaanaa Noogu imoow Ma naqaano sixir iyo tafaafulow Dib nooga dag kitaab gaab low low Magaceena ma taqaanid Baro horta kaw Maba karo afkaag Waxa tahay low Maamulka naftaada ii magacow Ma garo micnahaaga af weynow Ma cuntaa bacda laari bulucoow Madaxaagaad ku soo dagi Laasim luuq maraw Mulaceena waa taqaanaa Noogu imoow Ma naqaano sixir iyo tafaafulow Dib nooga dag kitaab gaab low low Wiilku caadi maahee ka carar Curadkii adeerkay dhalay wa cali Cali cadaawe cadaawe Ciidamada ruushka kuwa shiishka Aabahooda taashka Wiilka saaran wiishka Kabaha u mari tiishka boolo Ka dib weydii baqshiish Wiilku caadi maahee ka carar Curadkii adeerkay dhalay wa cali Cali cadaawe ka carar Ciidamada ruushka kuwa shiishka Aabahooda taashka Wiilka saaran wiishka Kabaha u mari tiishka boolo Ka dib weydii baqshiish
Queue is empty
-- / --