VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta cabur - Lyrics

Cabsi baa jirtoo Shacabkii culees Muu kadagin cabur Aan dhaman waliba Cabashaa udheer X2 Cidna eegi mayso Maatadiina ciida Waran dowlad caaj- istiyo waxaan kaa Xigtoo dayacan X2 Caadilow alow Caloshooda isufur Umadeena isu Cadhaysan cuq- dadan kasaar X2 Cadale anaa daga Calanlay kismaayiyo Ceel dheer waan Uxiisay cadli baan Rabaa X2 Cad cad baan Nahoo misana Cadaan baa nakala Dilay naftaydaan U cabsadaa X2 Calaladan melaha Suran caawa yaa Aqoonsan keenu Cirkuu u ekaa waliba Xidig cadaana X2 Kuwa caloosha Kulahaa caruurta Yaan lasiinin inta Caasisiyo ciroola Yaaasha dabka Shiday dibay inoo Celsheen dadkaygiyow Dalkii bay cuneen X2
Queue is empty
-- / --