Heesta Cadaalad - Lyrics
Taariikhduu noo sameeyay
Dadkaa Tirsadoo jeclaaday
Tusaalee oo bayaanShay
Turxaanba dadKaa uwaayay
X2
Intuu taladeena joogay
Tukasta daawuu uyeelay
Cadaalad intuu ku taabtay
Talaabo cad buu ka qaaday
X2
Taan ukeenaa tisqaaday
Bulshadii baa toos urĂ acday
Taahii shacab kuu daweeyoo
Dadkaa tabayoo uheesay
X2
Tabacii baa noo tanaaday
Tuftii calankuu hagoogtay
Taajkii jaamac baan usaarnoo
Toban jeer madaxdaba
Dhaafay X2