VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawayska - Lyrics

Wiil tuulo sharmo boy Cadceeda u eekaataa Midabkeeda casaankaa Cadceeda u eekaataa Midabkeeda casaankaa Ilkaheeda cadaankaa Caqligeeda badnaantaa Ilkaheeda cadaankaa Caqligeeda badnaantaa Cindigaad ku taal Ceeb miyaan kuu quudhaa Dumar ugu cudoon Abid kuma cidleeyeen Cindigaad ku taal Ceeb miyaan kuu quudhaa Dumar ugu cudoon Abid kuma cidleeyeen Qaali arooskeed aynu ciyaarnee Caweyska aan ciyaarnee Qaali arooskeed aynu ciyaarnee Caweyska aan ciyaarnee Saami arooskiisa aan u ciyaarnee Naf ku calmatoo Cisha qura adi kaa ahaan karayn Waa calwo saade Naf ku calmatoo Cisha qura adi kaa ahaan karayn Kugu calwo saade Ilkaheeda cadaankaa Caqligeeda badnaantaa Ilkaheeda cadaankaa Caqligeeda badnaantaa Cindigaad ku taal Ceeb miyaan kuu quudhaa Dumar ugu cudoon Abid kuma cidleeyeen Cindigaad ku taal Ceeb miyaan kuu quudhaa Dumar ugu cudoon Abid kuma cidleeyeen Qaali arooskeed aynu ciyaarnee Caweyska aan ciyaarnee Qaali arooskeed aynu ciyaarnee Caweyska aan ciyaarnee Hablaha kala cayncaynkaa Miduu calaf i raacshaay Hablaha kala cayncaynkaa Miduu calaf i raacshaay Cisina u mudan sharafna u cugan Camalna u suuban Cisina u mudan sharafna u cugan Camalna u suuban Qaali arooskeed aynu ciyaarnee Caweyska aan ciyaarnee Qaali arooskeed aynu ciyaarnee Caweyska aan ciyaarnee
Queue is empty
-- / --