VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cayuuni - Lyrics

Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan caalamakaa jecel Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan caalamakaa jecel Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan cid walbaa jecel Sida ari caac caac Ku yiraahda maac bac bac Macno la,aan Doqonku waa cawaan Yaa ku iri ceeb Ama cilad ku sheeg Sida ari caac caac Ku yiraahda maac bac bac Macno la,aan Doqonku waa cawaan Yaa ku iri ceeb Ama cilad ku sheeg Caqligaada just Waan ogaaday dhakhsi Hadalkaaga macsi Afkaaga duqsi Waab yaaqyaqsi akh Caqligaada just Looma baahna cidna Waan ogaaday dhakhsi Ha ufuufin hablaheena Hadalkaaga macsi Afkaaga duqsi Waab yaaqyaqsi akh Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan caalamakaa jecel Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan caalamakaa jecel Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan cid walbaa jecel Qofkaas waa saas Xan iyo saaq saaq Wax xun feeg feeg Samalidu waa saas Waryaa najaas Balan jooge qaad She's nice cayuuni cambar Qofkaas waa saas Xan iyo saaq saaq Wax xun feeg feeg Samalidu waa saas Waryaa najaas Balan jooge qaad She's nice cayuuni cambar Miyir ma leh oo damiir ma leh Midkaan dumar cisayn Daniir ma leh Horaa loo yiri Ileen doqon dab ma leh Miyir ma leh oo damiir ma leh Midkaan dumar cisayn Daniir ma leh Horaa loo yiri Ileen doqon dab ma leh Dabaal Doqon dab ma leh Doqon dab ma leh Mida kale af kale eray kale Mar kale amaba cid kale Views raadis waryaa fal kale Yaanan maqlin mar kale Mar kale mar kale Yaanan maqlin war kale Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan caalamakaa jecel Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan caalamakaa jecel Cawaanoow Waxan kula nahay col Ciwaankaaga sheeg Car hadaa tahay nin Carfuun gabadheena cudoon Cayuuni qurux geenyada Cida u shidan Lama ciilan cid walbaa jecel
Queue is empty
-- / --